Archive for August, 2016

Diyaarad laga leeyahay Qadar oo motoorka dab ka kacay: VIDEO

Diyaarad laga leeyahay Qadar oo motoorka dab ka kacay: VIDEO

Diyaarad laga leeyahay dalka Qadar ayaa si deg-deg ah ugu degtay garoonka Ataturk ee magaalada Istanbul kaddib markii uu dab ka kacay mid ka mid ah matooradeeda.

by August 19, 2016 Video
Bilicda beerta nabadda ee magaalada Muqdisho: VIDEO

Bilicda beerta nabadda ee magaalada Muqdisho: VIDEO

Barnaamijkan gaaban waxaan ka soo diyaarinay beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho oo ah goob loo dalxiis tago islamarkaana ay bulshadu ku nasato.

by August 19, 2016 Music, Video
Bandhigga buugaagta Muqdisho: SAWIRRO

Bandhigga buugaagta Muqdisho: SAWIRRO

Magaalada Muqdisho waxaa dhawaan ka furmay bandhigga buugaagta oo noqonaya kii labaad ee lagu qabto caasimadda Soomaaliya.

by August 19, 2016 Sawirro
Dab xooggan oo barakicin ka wada gobolka California: SAWIRRO

Dab xooggan oo barakicin ka wada gobolka California: SAWIRRO

Dab-damiska magaalada San Bernardino ee gobolka California ayaa ku mashquulsan daminta dab xooggan oo barakicin iyo burbur geystay. Dabkan ayaa xooggiisa ka socda hareeraha wadada dheer ee Swarthout Canyon Road.

by August 18, 2016 Sawirro
Ilmo “bac” ku jira oo ku dhashay isbitaal ku yaal Brazil: VIDEO

Ilmo “bac” ku jira oo ku dhashay isbitaal ku yaal Brazil: VIDEO

Dhakhaatiirta isbitaalka Santa Casa hospital ee magaalada Sao Paulo ayaa fajacay kaddib markii ay arkeen ilmo dhashay isagoo ku wali ku jira baxda madheerta.

by August 17, 2016 Video
Qaabkii uu u dhacay xukunka xabsiga ee ciidamada AMISOM

Qaabkii uu u dhacay xukunka xabsiga ee ciidamada AMISOM

Shalay waxaa magaalada Muqdisho mar labaad lagu maxkamadeeyay ciidamadii AMISOM ee lagu qabtay iyaga oo iibsanaya agabka ciidan, waxaana la xukumay sagaal ka mid ah.

by August 17, 2016 Video
Masri salaan ka qaadi waayay Yuhuudi la tartamayay: VIDEO

Masri salaan ka qaadi waayay Yuhuudi la tartamayay: VIDEO

Masri ciyaara ciyaarta loo yaqaan Judo oo lagu magacaabo Islam El Shehaby islamarkaana ka qeyb-qaadanayay ciyaaraha Olombikada Rio ayaa laga soo eryay ciyaaraha kaddib markii uu salaanta ka qaadi waayay Or Sasson oo kasoo jeeda dalka Israel oo la tartamayay.

by August 16, 2016 Sports
Taageere feer dhulka la dhigay boortayeeri: SAWIRRO

Taageere feer dhulka la dhigay boortayeeri: SAWIRRO

Goolhayaha kooxda Östersund Aly Keita ayaa waxaa soo weeraray oo feer dhulka la dhigay taageere ka tirsan kooxda Jönköpings Södra IF oo ay ciyaarwada dhex mareysay.

by August 16, 2016 Sawirro
Silver medallist China's He Zi (R), reacts she receives a marriage proposal from Chinese diver Qin Kai during the podium ceremony of the Women's diving 3m Springboard Final at the Rio 2016 Olympic Games at the Maria Lenk Aquatics Stadium in Rio de Janeiro on August 14, 2016.   / AFP PHOTO / CHRISTOPHE SIMON

Lammaane shiineys ah oo isku guursaday ciyaaraha Rio: VIDEO

Gabadha dalka Shiinaha u mataleysa ciyaaraha dabaasha ee Olombikada Riyo ayaa lamaaneheeda waxa ay ku guursatay magaalada Rio eedalka Brasil kaddib markii uu usoo bandhigay.

by August 16, 2016 Sports
Booliska Ingriiska oo dilay ciyaaryahan hore: VIDEO

Booliska Ingriiska oo dilay ciyaaryahan hore: VIDEO

Booliska magaalada Telford ayaa xalay dilay ciyaaryahan hore oo u ciyaari jiray kooxda Aston Villa kaas oo lagu magacaabau Dalian Atkinson (48-jir). Ciyaaryahankan ayaa waxaa ay boolisku ku dhifteen bastooladda korontada.

by August 15, 2016 Sports