Archive for August, 2016

Billad-guddoon siinta ciidamada Qaramada Midoobay ee Muqdisho: SAWIRRO

Billad-guddoon siinta ciidamada Qaramada Midoobay ee Muqdisho: SAWIRRO

Ciidamada Qaramada Midoobay ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo qeybiyay billado iyo shaqadooyin ay ku muteysteen shaqada ay ka wadaan Soomaaliya.

by August 22, 2016 Video
Tababare xanaaqay oo dharka tuurtay ciyaaraha Olombikada: SAWIRRO

Tababare xanaaqay oo dharka tuurtay ciyaaraha Olombikada: SAWIRRO

Tababaraha ciyaaryahanka reer Mongoliya ee dhanka lagdinta Mandakhnaran Ganzorigiin ayay ku kacday oo dharka tuurtay kaddib markii laga badiyay oo uu waayay biladda sileverka.

by August 22, 2016 Sawirro
Qaabka ay u dhacday xafladda buug soo bandhigidda wariyaha caddaanka ah: VIDEO

Qaabka ay u dhacday xafladda buug soo bandhigidda wariyaha caddaanka ah: VIDEO

Wariyaha caanka ah ee BBC-da uga soo warrama qaaradda Afrika Andrew Harding ayaa kusoo bandhigay magaaklada Muqdisho book uu ka qoray Muqdisho oo uu ugu magac daray “The Mayor of Mogadishu”.

by August 22, 2016 Gudaha, Video
Wariye caddaan ah oo Muqdisho kusoo bandhigay buug: SAWIRRO

Wariye caddaan ah oo Muqdisho kusoo bandhigay buug: SAWIRRO

Wariyaha caanka ah ee BBC-da uga soo warrama qaaradda Afrika Andrew Harding ayaa kusoo bandhigay magaaklada Muqdisho book uu ka qoray Muqdisho oo uu ugu magac daray “The Mayor of Mogadishu”.

by August 22, 2016 Sawirro
30 ku dhimatay qarax lala eegtay goob xaflad aroos, Turkey: SAWIRRO

30 ku dhimatay qarax lala eegtay goob xaflad aroos, Turkey: SAWIRRO

Maraxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in qarixii xalay lala eegtay xafladda aroos ee ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 50, 69 kalena ay ku dhaawacmeen uu fuliyay qof ciyaal ah oo ay daba socdeen laba nin oo waaweyn.

by August 21, 2016 Sawirro
Qoxooti Afrikaan ah oo badda laga soo badbaadiyay: SAWIRRO

Qoxooti Afrikaan ah oo badda laga soo badbaadiyay: SAWIRRO

Qoxooti Afrikaan ah oo doomohoodu kasoo shiraacdeen dalka Libya ayaa laga bad-baadiyay badweynta kaddib markii doomihii ay wateen kula qarqameen badda dhexdeeda. Wiil Soomaali ah ayaa ku dhintay.

by August 21, 2016 Sawirro
Cawarada buugaagta oo sanadkii labaad lagu qabtay Muqdisho: VIDEO

Cawarada buugaagta oo sanadkii labaad lagu qabtay Muqdisho: VIDEO

Magaalada Muqdisho waxaa dhawaan ka furmay bandhigga buugaagta oo noqonaya kii labaad ee lagu qabto caasimadda Soomaaliya.

by August 20, 2016 Gudaha, Video
Sanabka Donald Trump oo qaawan oo New York la suray: SAWIRRO

Sanabka Donald Trump oo qaawan oo New York la suray: SAWIRRO

Bartamaha magaalada New York ayaa waxaa la suray sanabka ninka xisbiga Jamhuuriga ugu tartamaya jagada madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kaas oo qaawan, dadkuna ka shaacireysanayaan.

by August 20, 2016 Sawirro
Putin oo booqday dhulka uu xoogga ku qabsaday ee Crimea: SAWIRRO

Putin oo booqday dhulka uu xoogga ku qabsaday ee Crimea: SAWIRRO

Madaxweynaha dalka Ruushka ayaa booqday dhulka Crimea ee dalka Ukrain kaas oo uu xoog ku qabsaday laba sano ka hor. Waxa uu la kulmay r/wasaaraha Crimea Sergei Aksyonov guddoomiyaha caasimadda Sevastopol, Dmitry Ovsyannikov.

by August 20, 2016 Dibedda, Sawirro
Guddiga doorashada oo howl bilaabay: VIDEO

Guddiga doorashada oo howl bilaabay: VIDEO

Guddiga doorashada dalka ayaa bilaabay shaqadooda, iyagoona shalay ku yeeshay magaalada Muqdisho shirkoodii u dambeeyay ka hor doorashada kaas oo ay ugu kala foofayeen gobolada dalka.

by August 20, 2016 Gudaha, Video