Dhacdo ka dhacday gobolka New Jersey ee dalkaasi Mareykanka ayaa waxaa ay soo jiidatay indhaha caalamka kaddib markii warbaahintu ay baahisay muuqaalka wiil 17 jir ah oo burcad bastoolad ku hubeysan dukaanka ugu soo galay islamarkaana dhacayay. Wiilka ayaa bastooladda ka dafay burcadka.

17 jir si farsameysan uga qaaday bastoolad burcad dukaanka ugu soo galay oo dhacayay: VIDEO